WARARKA

Kenya oo laga Cabsi Qabo in ay ka Dhacaan Dagaal Doorashooyinka Dhici doona Sanadka 2013

Dawlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay maalgelineyso barnaamij cusub oo dhalinyarada wadanka Kenya lagu abaabulayo si ay uga hortagaan rabshado ku saleysan qabyaalad...

Wafdi ka Socda Dalka Jabuuti oo Gaaray Magaalada Beledweyne

Wafdi balaaran oo ka socday dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda difaaca dalkaasi ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xubnahan wafdiga ah...

Maxay Wasaarada Sportigu u Daawanaysaa Fool Xumada Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliya?

Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay...

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay Gudi dhax dhaxaadin ah u dirayso Beelaha ku dagaallamaya Galguduud

Dagaal leysku jilbo dhigay dad badanna ku dhinteen uu shalay ka dhacay deegaan lagu magacaabo Mareer ee gobollka Galguduud ayaa waxaa arintaa ka hadasha...

5 Qof ku Dhimatay Dagaal Xoogan oo ka Dhacay gobolka Galgaduud

Ugu yaraan shan qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay toddobo kalena waa ay ku dhaawacantay dagaal maanta ka dhacay tuulada Mareer oo qiyaastii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img