WARARKA

Ugaas Maxamed Weli oo ugu Baaqey Odoyaasha dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo in ay isgu yimaadaan Shirweyne looga tashanayo Midnimada Beesha iyo Arimo...

ka dib Shir Jaraa,id oo uu u qabtey Ugaas Maxamed Weli Sh.Axmed oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Gedo qeybaha kale duwan ee Warbaahinta...

Reysulwasaraha dalka Kenya oo ugu baaqey somalida ku nool Dalka Kenya in ey dib ugu laabtaan dhulkooda

Raysal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinka ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya waxa uu ugu baaqay in dib ay isaga laabtaan wadankooda...

Shir looga hadlayey horumarinta Degmada Dalandole oo ka dhacay magalada Muqdisho

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa shaley ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirkaas oo ay soo abaabuleen xildhibaanada ka...

Warbixintii ugu dambeysey ee degmada jowhar

Xaalada degmada jowhar oo ey shaley la wareegeen ciidamada dowalada iyo kuwa amisom ayaa warbixin kooban oo eynu ka helney inoo soo direy Xasan...

Halkey mareysaa howlihii ku saabsanaa Maamul u sameynta Jubooyinka

Howsha Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka oo mudooyinkanba hadal haynteedu si weyn looga dareemay dalka gudahiisa iyo dibadaba,inkastoo ilaa iyo hadda ayan qabsoomin shirweyne...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img