WARARKA

Mahiga oo u hambalyo ku aadan sannadka cusub u direy shacabka somaliyeed iyo hogaankooda

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Augustine Mahiga ayaa ugu hambalyeeyay hoggaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed sanadka cusub. Warqaddiisa wuxuu ku...

Mudaaharaadyo ka dhacay Magalada Boorame oo ey dad waxyeelo kasoo gaartey

Mudaharad balaaran oo shalay ilaa xalay fiidkii ka socday magaaladda Boorame ayaa waxaa uu sababay dhaawac iyo dhimasho, kaas oo lagaga soo horjeeday faragelin...

Maamulka Ahlusuna ee gobolada dhexe oo warsaxaafadeed kasoo saarey shir u socdey mudo todobaad

Mas’uuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen shir muddo toddobaad ah uga socday magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxay ku sheegeen in...

Alshabab oo sheegey iney dagaalo ka abaabulayaan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay ku weerarayaan degmooyinka gobolka shabeelaha dhexe ee ka maqan gacantooda, iyagoo sheegay in gobolka uu galay...

Xaalada Degmada Baardheere oo maanta si aad ah u kacsan

Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa la sheegaya in ay maanta xiisad colaad ka taagan tahay kaddib markii ay isaga baxeen saaka horjoogayaal ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img