Taliyaha ciidamada nabadsugidda Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgallo maalmihii ugu danbeeyay ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugidda ay ka wadeen degmooyinka kala duwan ee gobolka...
Warar ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobollka Waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in weerar sababay dhimasho iyo dhaawac uu xalay ku dhaxmaray magaalada kooxo...