WARARKA

Congressman Keith Ellison oo maanta booqasho ku tegey Dalka Somaliya

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan qaatay muddo 45-daqiiqo ah wuxuu garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kula yeeshay xildhibaanka, Keith Ellison oo ah mudanaha keliya ee muslimka...

Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe oo sheegey iney Alshabab kala wareegi doonan Deeganka oo dhan

Cali Cismaan Ibraahin Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobalka Shabeelaha dhexe oo la hadlay warbaahin ayaa wuxuu sheegay in maalmaha soo socda ay...

Ciidanka Boliska Magalada Jowhar oo ka hadley dhibta lagu hayo Gadiidleyda marta wadada isku xirta Xamar iyo Jowhar

Khaliif Cabdule Cabdi taliyaha qeybta Booliiska ee Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa wuxuu sheegay in ciidamo ay geynayaan meel waliba oo...

Alshabab oo laga qabsadey Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Jowhar

Alshabab ayaa lagala wareegey deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe ayadoo goobaha lagala wareegey uu ka mid yahay Garoonka diyaaradaha ee degmada Jowhar. Ma jiraan...

Wararka Wadajirradio Atlanta

Waraka Wadajirradio Atlanta Wadajirradio Feb 17 2013 gaabis

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img