WARARKA

Maamulka Puntland oo amar ku bixiyey in aan laga dhoofin karin shilin somali deegaanada Puntland

Maamulka Puntland ayaa ka digay in deegaannadiisa laga dhoofiyo lacagta shilin Soomaaliga kaddib hoos u dhac ku yimid sarrifka lacagta doollar iyo kororka qiimaha...

Reysulwasaare Saacid oo booqdey Xerada 54 ee Ciidamada Puntland

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee...

Guddomiyaha maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo Axmed Madoobe, Kuxigeenkiis Yaasiin Raadeer Iyo Cali Madoobe oo saaka loo duuliyay Nairobi.

Gudoomiyaha maamulka kumeel gaarka ah ee magaalada Kismaayo Axmed Madoobe, Gudoomiye ku xigeenkiisa Yaasiin Raadeer iyo Cali Madoobe oo ka tirsan Guddiga Farsamada ee...

Maamulkii hore ee Galmudug oo Ra'isulwasaare Saacid uga digay inuu tago Gaalkacyo

Maamulkii hore ee Galmudug ee laga siyaasad roonaaday wasiirkiisii Caafimaadka hadana sida uu aaminsan yahay kusime ka ah wasaarada arimaha Gudaha iyo Amniga GalMudug...

Maxakamada gobalka Banaadir oo ku mashquulsan u garnaqida dadkii Guryaha ku lahaa Muqdisho iyo kuwii haystay

Maxakamada gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxay todobaadkan aad ugu mashquushay u garnaqida dadkii Guryaha horay ugu lahaa magaalada Muqdisho oo badankoodu ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img