WARARKA

Odey dhaqameedyada Digil iyo Mirifle iyo Sarakiisha Amisom oo ku shirey magalada Baydhaba

Kulan aad u balaaran oo looga hadlayey ka bixitaanka ciidanka Ethiopia ee Gobalada Baay iyo Bakool ayaa waxaa lagu qabtey magaalada Baydhabo ee Gobalka...

Midowga Yurub oo lacag ugu deeqey Ciidamada Amisom

War qoraal ah oo ay soo saartay madaxa arrimaha dibadda u qabailsan Midowga Yurub Catherine Ashton ayaa lagu sheegay in lacagtaan ay qayb ka...

Amisom oo diyaargarow ugu jirta sidii ey ula wareegi laheyd Degmada Xudur

Sida ay sheegtey  wakaalada wararka ee AFP ciidamada midowga Africa ee dagaalka kala horjeeda ciidamada Alshabaab ayaa isku diyaarinaya sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada...

Maamulka degmada Xudur oo ku eedeeyey Ciidanka Dowlada iyo kuwa Itoobiya dilalka Alshabab ka geysatey Degmada

Maamulka gobolka Bakool ayaa dowlada Soomaaliya iyo ciidamada Itoobiya dusha kaga tuuray eeda ka bixitaankii magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool oo ay dhawaan...

Dowlada Mareykanka oo dul dhigtey 10 malyan oo dolar cidii sheegta mesha ey ku sugan yihiin Al americi iyo Jehad Servan

Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa shaacisay inay malaayiin doollar ku bixineyso ciddii soo qabata ama sheegta warbixinno ku saabsan meelaha ay joogaan labo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img