WARARKA

Gabar Wariye aheyd oo lagu diley xaafada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

Gabar weriye aheyd oo ka howlgeli jirtay mid ka mid ah idaacadaha maxalliga ah ayaa saacado ka hor lagu dilay xaafadda Towfiiq ee degmada...

Ilyaas Qalinle oo aan ka wareysaney safarka prof jawaari uu ku tegey Magalada Baydhabo

Waxaa maanta qadka telfoonka aan ka wareysaney wariyaha falanqeynta dhanka siyaasada Ilyaas qalinle oo ku sugan dalka ingiriiska anagoo ka wareysaney shirirka isdaba jooga...

Wararka Wadajirradio Maanta Maarso 24/13

---Madaxweynaha Soomaaliya oo kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha ciidamada ee Muqdisho. ---Gudoomiyaha Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya oo maanta tagay Baydhabo. ---Wafdi ay hogaaminayeen wasiirada...

Gudoomiyaha Barlamanka Prof Jawaari oo shir jaraaid ku qabtey Magalada Baydhabo.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo waxaana si...

Gudomiyaha Barlamanka Prof Jawaari oo kol dhow gaarey Magalada baydhaba

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img