WARARKA

Wararka Wadajirradio Atlanta.

---Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaliland oo hadlay. ---Xildhibaano ciidamada Nabad Sugida ku eedeeyay...

Warbixin dhab ka hadal ah..Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa.

Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa. Halkan ka dhegayso Warbixin Kismaayo iyo Maxamed Kaafi

Xildhibaano kala ujeedo ah balse ku midaysan ridida Saacid.

Xildhibaano aanan isku dan aheyn oo ka tirsan barlamanka Soomaaliya ayaa isku fakir ka noqday mowshinka looga soo horjeedo xukuumada Ra'isal wasaare Shirdoon. Halkan ka...

Dagaal ka dhacay Faafax-dhuun iyo mushaaraad la qeybiyey askarta Dowlada.

Dagaal xoogan oo la isku adeegsadey Hubka noocyadiisa kale gedisan ayaa fiidnimadii xaley waxaa uu ka dhacay Deegaanka Fafaxdhuun oo ka tirsan Gobolka Gedo,iyadoo...

Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo oo Sheegay in ay ka soo horjeedaan Is Magacaabida Axmed Madoobe ee Jubboland

Mas,uuliyiiinta ugu sareysa Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay si weyn uga soo horjeedan waxa ka soconaya Magaalada Kismaayo ee ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img