WARARKA

Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho

Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka keeneen Xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo kale u hambalyeynta Ururka Midowga...

Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Puntlan oo Dil ku kooxo ka dambeeyey Dilkii alaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey

Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Cabdiraxman Xuseen...

Madaxweynaha oo ka qeyb galey munaasabad loogu dabaal dagaayo 50 Guuradii Ururka Midowga Afrika oo lagu qabtey Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal-dagayay 50-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ururuka Midowga Afirka oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa sheegay...

Rai'sulwasare Saacid oo sheegey in uusan wax balan qaad ah oo loo sameeyey Xildhibaanadii ka laabtey Mooshinka

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo markii ugu horreysay ka hadlay mooshinkii fashilmay ee ka dhanka ahaa xukuumaddiisa ayaa beeniyay inay...

Ciidamo ka tirsan Siera Leone oo maanta gaarey Dhoobleey

Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Qeyb ka mid ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img