WARARKA

Maamulka Magalada Marka oo sheegey in magalada ey xasiloon tahay

Gudoomiyaha Magaalada Marka ee Caasimad Goboleedka Shabelada Hoose Maxamed Cismaan Cali Yariisowoo ka hadlay amaanka iyo adeegyada Bulshada ee magaaladaasi ayaa sheegay in amaanka...

Roobab xoog leh oo ka da,ay Gobolka Sanaag

Roobab xoogan oo dabeylo wata ayaa habeenimadii xalay mar kale waxa ay ku dhufteen deegaan Xiin Galool ee Gobolka Sanaag. Gudoomiyaha deegaanka Xiin Galool ee...

Gudomiyaha Ururka Midowga Africa oo maanta la kulantey Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka

Wafuuda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa shirka 50-sanad guuradii ka soo wareegatay Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa Dlamini Zuma ayaa maanta waxaa ay la...

Wadamada ku bahoobey Igad oo isku raacey in Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka lagu qabto Magalada Muqdisho

Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raaceen in...

Maamulka Jubooyinka oo ka digey in fara gelin lagu sameeyo Jubooyinka

Maamulka Jubaland ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku daydo inay ciidamo u dirto magaalada Kismaayo ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img