WARARKA

Dhegayso…Beelaha Shiidle iyo Abgaal oo ku dagaalamaya lahaanshaha degmada Jowhar.

Kulan xal loogu raadinayo dagaalbeeleed ka dhacay Jowhar ayaa waxa uu maanta ka furmay magaaladaas. Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyay tan iyo intii uu...

Fariin ku socota dadka raba inay bartaan TOWXIIDKA.

Wadajirradio todobaadkasta maalinta Axada 4:00 galabtii waqtiga bariga Maraykanka waxaad ka dhegaysan kartaa dersi diini ah oo ku saabsan barashada Tawxiidka waxaana inoo akhriyi doona...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

--Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo markale ku celiyay mowqifka diidmada ah ee dowlada arimaha jubooyinka. --Amaanka magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose oo...

Ciidamada seralion ee Amisom ka mid ah oo ku qul qulaya jubada dhexe

Daafeet News . Ciidamo ka socda dalka Seralion oo ay weheliyaan kuwa Kenya iyo kuwa Soomaali ah ayaa u jiheystay degmooyin kamid ah gobolka...

Kooxda raaskanbooni ee kismayo oo amar culus ku soo rogay wafdigii dowlada ee maalmahan ku xayirnaa garoonka

Kooxda Raaskanbooni ee ka amar qaadata Axmed Madoobe oo kamid ah Madaxweynayaasha ismagacaabay ee Jubaland State ayaa amar adag dul dhigtay Wasiirada iyo Masuuliyiinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img