WARARKA

Maddaxweynaha Dowlada Federlka Somaliya oo la kulmey madaxweynaha Koonfur Africa kalana hadley dhibta lagu halo somalida

Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud, ayaa wuxuu kulan gaar ah magaalada Yokohama ee dalka Jaban uu kula qaatay,madaxweynaha koonfur Africa Jakab Zuuma. Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya...

Howlgalo lagu sugaayo amaanka oo saaka laga bilaabey Degmada Xamar Jajab

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo xooggan kawada degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir, iyagoo xayiran dhammaan waddooyinka gala degmadaas. Goobjoogayaal ku sugan...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmey Madaxa Hey'ada Xiriirka Calamiga ee Jaban

Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulmay guddoomiyaha hay’ada xiriirka caalamiga Japan (JICA), Akihiko TANAKA, isagoo kala hadlay go’aankii ra’iisul wasaaraha...

Dagaalo ka dhacay Gobolka Shabelaha Hoose oo ey Alshabab ka sheegatey Guulo

Afahayeenka dhinaca howlgalada ee Ururka Al Shabaab Sh. C/casiis Abu Muscab  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in weerar ay ka geysteen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kula kulmay Yokohama xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, iyagoo kawada hadlay xafiiska cusub ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img