WARARKA

Ciidamada Dowlada iyo kuwa amisom oo maanta howlgalo ka wada Degmada Yaaqshiid

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ballaaran oo guri guri ah waxa ay ka wadaan Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir. Howlgalkaan oo...

War Deg-Deg ah…Sarkaalkii 4-aad oo caawa ka dhintay ciidamo beeleedka Raaskambooni

Waxaa caawa Isbitaalka Ciidamada Kenya ee ku yaal gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku geeriyooday sarkaalkii 4-aad ee ciidamo beeleedka Raaskanbooni ee labadii maalmood...

Dhegayso…Ciidamadii ku dagaalamay Kismaayo oo lakala qaaday

Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Kismaayo oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ay ka dhaceeen dagaalo sababay dhimasho ,Dhaawac iyo Barakac baahsan,iyadoo la sheegayo...

Dhegayso..Dagaal aad u qaraar oo xalay ka dhacay degmada Luuq iyo Ciidamadii Dowlada ee ku sugnaa Garbahaarey oo la beeniyay inay goosteen

Dagaal culus ayaa xaley Saqdii dhexe waxaa uu duleedka degmada Luuq uu ku dhex marey Dagaal yahano ka tirsan Alshabaab iyo Ciidamada Dowladfa,iyadoo dagaalkaasina...

Dhegayso….Banaanbax looga soo horjeedo maamulka gobolka Shabeelaha hoose iyo gudoomiye Siidii oo beeniyay.

Dibad bax ka dhan ah maamulka DF-ka ugu magacaaban gobolka shabeelaha Hoose ayaa maanta ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img