WARARKA

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo ka hadley arimaha somaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Muun oo ka hadlayay xaalada Soomaaliya ayaa sheegay in Nabadgalyada Soomaaliya ay ka qeyb qaadanayaan wadamo badan oo...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo sheegey inuusan wax taageero ah ka helin Dalka Kenya

Madaxweynaha maamulka Jubaland Sheekh Axmed Maxamedoo magaalada Nairobi ugu warramay wargeyska Standard ayaa sheegay in dhismaha maamulkooda uusan ahayn mid ay ka dambeyso Kenya. Sheekh...

Alshabab oo xaley weerar ku qaadey Degmada Baydhaba

Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe abbaare 11:00 habeenimo waxay weerar ku qaadeen degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Weerarkan ayaa ka dhacay xaafadda cunaaye oo...

Wasiirka Armiha Gudaha oo hor geynaya Baarlamanka Qorshe lagu dhegeysanayo Telfoonada

Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Soomaaliya oo ka horhadlaye Baarlamaanka Soomaaliya hortiisa ayaa sheegay in Xukuumadda ay wado qorshe taleefoonada lagu dhageysanayo. "Si loo...

Reysulwasare Saacid oo sheegey in Jubooyinka laga dhisi doono Maamul ey dadkoo dhan ku qanacsan yihiin

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ka hadlaye arimaha Jubbooyinka ayaa sheegay in xalinta khilaafaadka Jubbooyinka xukuumadda ay umarayso heshiiskii IGAD ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img