WARARKA

Dareeska Ciidanka Milateriga Somaliya oo noqdey mid si fudud lagu helo iyo Wasarada Gashandhiga oo sheegtey iney wax ka qaban doonto

Wasiir ku-xigeenka gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi ayaa sheegay inay wasaaraddu xakameyn doonto xirashada dharka ciidanka, si looga hor...

Madaxweynaha Koonfur Africa oo sheegey in aan dhib loo geysan Ajaanibka ku nool Dalka

Madaxweynaha Koofurta Afrika, Jacob Zuma oo ka hadlay dilalka waddankiisa loogu geysto dadka ajaanibta ah ee ku nool oo ay Soomaalidu ka mid tahay...

Dood loo qabtey Jubaland oo ey isku afgaran waayeen Kooxihii Doodayey

Dood ey qabatey Universal ayaa wexey eheyd mid sideedaba ka fog runta taasoo markii dambe sababtey in dadkii ka qeyb galaayey dooda ey isku...

Ciidamada Amisom oo shaqo weyn ka haya wadada isku xirta Degmada Afgooye iyo Xamar

Ciidamada Amisom ayaa waxaa ey dhismo ku bilaabeen wadada isku xirta degmada afgooye iyo xamar taasoo eheyd wado aad u jajaban oo ey ku...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka warbixiyey Shirkii Barlamanada Carabta

Shirka Baarlamaanada Carabta ee ka dhacay magaalada Qahira ee dalka Masar ayaa looga hadlay arimaha dalka Somaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo qeyb ka ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img