WARARKA

Xasan Daahir Aweys oo la sheegayo in uu ku sugan yahay Hobyo

Wararka naga soo gaaraya Degaano katirsan Konfurta Mudug ayaa shegaya in Hogaamiyihii hore ee Xisbul-islaam ee la midoobay Al-shabaab Shiikh Xasan Daahir uu ku...

Ciidamo ka socda Dalka Burundi oo soo gaarey Somaliya

Wararka aynu ka helney Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in goordhow ay ka degeen garoonka diyaaradaha ciidamo cusub...

Hay'ada Lacagta Aduunka oo sheegtey iney Ahmiyad weyn saari doonaan sidii Somaliya looga geysan lahaa Cawimaad Buuxda

Wareysi uu bixiyay Rogerio Zandamela,oo ah madaxda IMF u qaabilsan Soomaaliya ayaa wuxuu ku sheegay in ahmiyad ay siinayaan sidii Soomaaliya ay kaga taageeri...

Madaxda Qarada Afrika oo ka arinsanaya Qatarta Burcad Badeeda ey ku heyso Biyaha wadamada Africa

Madax iyo hogaamiyaal ka kala socda 25 dal oo galbeedka Africa iyo bartamaha ku yaala ayaa ku kulmay dalka Cameroon,iyagoo ka arinsanayay qatarta Burcad...

Dhegayso…Cabsida laga qaba dagaal ka dhaca Kismaayo oo sii kordhaysa

              Waxaa maalmahii ugu dambeeyey isasoo tarayay Dagaalo,Amni daro iyo weliba xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubada hoose,xilli aanan weli wax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img