WARARKA

Barnaamijkii Dadow Doodnoy oo ey xaley dood aad u xiiso badan ku dhex martey Maxamed Suufi iyo C/rahman Maxamed

Dood aad u xiiso badan ayaa xaley waxaa ey dhex martey Maxamed Suufi Aba Sheekh iyo Cabdirahman Maxamed Abukar, Barnaamijkani ayaa ahaa bernaamijkeenii Doodnooy,...

Ciidamada Amisom oo maanta Miino kula qaraxdey Magalada Kismanyo

Gaari ay wateen ciidamada Sierra Leone ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa qaraxyo miino lagula eegtay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

Odey dhaqameedyada Gobolka Shabeelaha Hoose oo ku Hishiiyey ineysan Hishiinin

In ka badan mudo lex bilood ah waxaa magalada muqdisho uu kulan uga socdey odey dhaqameedyada kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose kulankaasi oo ey...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta kulan la yeeshey Wasirka Horumarinta Calamiga ee Norwey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ah ee Norway Mr. Heikki Holmes. Kulankan waxaa...

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya Inj Yariisow oo ka hadley arimaha Xasan Dahir Aweys

Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya, Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay inuusan diyaar u ahay inuu hadda ka hadlo qorshaha dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img