Wariye Maxamed Saciid oo ka tirsan Idaacada madaxa banaan ee Uiversal TV ayaad waxaad moodaa in uusan ka shaqeynayo barnaamij uusan u laheyn aqoon buuxda.
Waxaa jirtey...
Weerar shalay ka dhacay deegaanka Lambar 50 ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la sheegayaa in lagu dhaawacay Taliyiha nabad sugida gobolka Sh/hoose Corneel Catoosh...
Qarax xooggan ayaa salaaddii subax ee saakay wuxuu ka dhacay guri ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, iyadoo mas’uuliyiinta maamulka degmadaas ay sheegeen...