WARARKA

Dhegeyso:- Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadleya dagaalada ka taagan gobolka

Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hose C/qadir Maxamed Nuur Siidi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in dagaalka ka soconaya gobolkaasi laga soo abaabulay gobolka Banaadir. Siidi...

Wariye Maxamed Saciid oo raali gelin u direy shacabka Degmada Wanleweyn iyo wiilkii su'aasha uu ka didsadey

Wariye maxamed saciid oo ka tirsan wariyeyaasha universal tv ayaa raali gelin waxaa uu hawada u mariyey maxamed cabdi casiis  oo ku nool waqooyiga...

Maxkamad ku taala Dalka Mareykanka oo wiil somaliyeed ku xukuntey 10 sano oo xarig ah

Maxkamad Federaal ah ayaa maalintii shalay ku xukuntay wiil Soomaali ah shaki argagixisinimo, waxaana lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah iyadoo lagu eedeeyay...

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha oo maanta tegey goobihii ey shaley qabaailada ku dagaalameen

Wafdi isugu jira Wasiirro iyo xildhibaanno ayaa maanta gaaray deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose oo ay ka dhaceen dhawaanahan dagaallo beeleedyo ay ku...

Qurbo joogta Digil iyo Biyomaal oo si buuxda uga soo horjeestey hadalkii kasoo yeerey Imaan Cabdulahi Khaliif

Kulan xasaasi ah oo ay isugu yimaadaan odayasha beelaha digil iyo biyomaal ayaa xaley waxaa uu ka dhacay Magalada Ohio ee Dalka Mareykanka kulankaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img