WARARKA

Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Marka oo eedeeyey Wasiirka Gaashaandhiga

Gudoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in loo bahan yahay in laga qaado dhamaan isbaarooyinka yaala inta u dhaxeysa magalada muqdisho ilaa...

Dhegeyso:- Alshabab oo sheegey in 24 Saac ee lasoo dhaafey ey dileen 21 Askari oo isugu jira Amisom iyo Ciidanka Dowlada

Afhayeenka dhinaca howlgalada ee AlShabaab ayaashir jaraaid uu qabtey faah faahin ka bixiyay dagaalo ay ku qaadeen qeybo kamid ah gobolada dalka gaar ahaan...

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dowlada Federalka Somalliya oo gaartey Dalka Shiinaha

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa gaaray magaalada Shangahai ee caasimada dhaqaalaha dalka shiinaha. Fowziya...

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada oo xaley lagu diley degmada Afgooye

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabadsugida ayaa habeenkii xaley lagu diley degmada afgooye. Dilkan ayaa lasoo sheegayaa inuu dhacay xili fiidkii ah, waxaana Ninka ladilay oo...

Qurba joogta Degmada Wanleweyn oo Baaq u diraya Kooxaha Colaada ka wada Deegaanka

Kulan balaaran oo ey qadka telfoonka ku yeesheen Qurba joota shanta caleemood ayaa waxaa ey kaga hadleen colaada laga soo maleegayo magalada Muqdisho taasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img