WARARKA

Dhegeyso:- Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegey iney dhisi doonan Mamul ka madax badan Dowlada Federalka

Kadib banaanbax xoogan oo shalay ka dhacay Baydhabo ayaa waxaa soo baxayay hadalo kadhan ah DF Soomaaliya oo waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha Digil iyo...

War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Digil Iyo mIrifle oo lagu wado iney u Kicitamaan Magalada Baydhaba

Warar goordhow aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in meel xun uu gaaray Khilaafka dowlada iyo dadka deegaanada koonfurta somaliya. Dowlada Soomaaliya ayaa lagu...

Dhegeyso:- Magalada Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyey bananbax weyn iyo Odayaasha Digil iyo Mirifloo sheegey iney dagaal diyaar u yihiin

Waxaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay lagu soo gabagabeeyey banaanbax ballaaran oo ay dhigeen malaaqyada kasoo jeeda deegaanada koonfurta somaliya. Ujeedada ugu weyn ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo safar ku tegey Dalka Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa safar gaaban ugu kicitamey gaaray Dalka Sacuudiga isaga iyo xubno kamid ah Dowladda. Ra’iisul Wasaaraha...

Dhegeyso:- Bananbax looga soo horjeedo Heshiiskii Adisababa oo maanta ka socda Magalada Baydhaba

Bananbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya ayaa saakay ka bilowday degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo waxgarad kasoo jeeda degmadaas ay maalin kahor...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img