WARARKA

Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab oo ka hadley Qaraxii Shaley ka dhacay Magalada Muqdisho

Afhayeenka dhanka howlgalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in goobta shalay weerarka uu ka dhacay ay...

Dhegeyso: Gudomiyaha Degmada Xudur oo ka hadley dagaal dhex marey Alshabab iyo Cidanka Dowlada

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaan dhinaca Bari kaga beegan ilaa 10 KM magaalada Xudur, waxaana dagalka oo labada dhinac...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Marka oo Digniin u direy Kooxaha Dhigta Isbaarooyinka

Guddoomiyaha degmada Marka Maxamed Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin u diray Dadka isbaarooyinka sharci darada ah u yaalaan wadada isku xirta magaalada...

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Agagarka Tiyaatarka ee Magalada Muqdisho

Qaraxyo ismiidaamin ah oo xooggan ayaa maanta ka dhacay barxadda iskaashatooyinka oo kasoo horjeedda dhismaha ex-fiyoore oo ku dhow maqaayadda Village oo horay qaraxyo...

Warmurtiyeed kasoo baxay shirkii Qaran ee maalmahan ka socdey Magalada Muqdisho

Shirkii Qaran ee ka socdey Magalada muqdisho ayaa gabagabadii shirka waxaa kasoo baxay warmurtiyeed ey soo saareey gudiyadii loo xilsaaray in ay aruuriyaan afkaaraha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img