WARARKA

Golaha Wasiirada oo maanta kulan ka yeeshey Xaalada gobolka Banadir iyo Shabelaha Dhexe

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar...

Daawo:- Doodii Korneel Cali Xuseen Cali ( Korneel Caliyoow ) oo runta u sheegey kooxda Boobland

Tv-ga HCTV ayaa waxaa uu qabtey Dood ku saabsan maamul u sameynta Koonfur Galbeed Somaliya doodaas oo ee u dhaxeysey Korneel Cali Xuseen Cali...

Daawo:- Sheekh Umul oo ka hadley weerarkii Ka dhacay Westgate Mall ee Magalada Neirobi

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada Somaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay weerarkii todobaadkii hore lagu qaaday Suuq ganacsi oo ku yaallay...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliyeed Xasan Sheekh oo la Kulmey Bank Moon

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ku kulmay magaalada New York ayaa...

Dhegeyso: Odayaasha Gobolka shabeelaha Hoose oo laga been sheegey

Qolooyin sheegey in ey yihiin aqoonyahnada gobolka shabeelaha hoose ayaan maanta waxaa ey shir ku yeesheen magalada muqdisho ayagoo halkaasi kaga hadley go,aankii ey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img