WARARKA

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo ka warbixiyey bananbixii shaley ka dhacay Degmada Marka

Gudoomiyaha degmada marka ee dawlada fedaraalka soomaaliya Maxamed cusmaan yariisow oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa ka warbixiyey bananbixi shaley ka dhacay gobolka shabeelaha hoose. Banaabixi...

Daawo:- Shirka Dhamaystirka iyo Taabagelinta maamulgobleedka KoonfurGalbeed oo 20 bishan furmaya

Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Malaaqyada,Siyaasiyiinta iyo Gudiyadii loo xilsaaray qaban-qaabada Shirweynaha Dhamaystirka iyo Taabagelinta maamul goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka...

Dhegayso..Hogaamiyaha Raaskambooni oo sheegey inuusan ka qeyb galeynin shirka lagu wado in lagu qabto Muqdisho

Hoggaamiyaha maamulka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka dib...

Barakacayaal diiday inay guryohooda ku noqdaan oo Xamar daad ku qaaday

Iyadoo todobaadadii lasoo dhaafay ay guud ahaan xeriyoonka Barkacayaasha Muqdisho ay ka socdeen daad guraynta Barakacayaal horay isu diiwaan geliyay inay guryohooda dib ugu...

Mariixaanka reer Gedo oo Munaafaqnimo xal mooday!

Si aanu wax badan aan uga ogaano mowqifka beesha Mariixaan ee ku aadan Maamulka Axmed Madoobe ee Dowlada Soomaaliya u aqoonsatay inuu si KMG...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img