Darawalada ka shaqeeya wadada isku xirta Muqdisho iyo Beydhabo ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in baabuurtooda ay iska dhigeen degmada Wanlaweyn ee Gobolka...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dalbaday hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya inay u gurmadaan dadkii waxyeelladu kasoo gaartay qaraxii ka dhacay...