WARARKA

Milateriga kenya oo sheegey in ey duqeeyeen saldhig ey Alshabab ku leedahay Degmada Diinsoor

Milateriga dalka Kenya ee qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in duqeyn cirka ay ku qaadeen saldhig ay Al-shabaab ku...

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo oo maanta tegey magalada Kismaanyo

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo...

Dhageyso: Suxufi Aqoonyahan C/casiis Saalax oo Is Barbardhig Ku Sameynaya Shirarkii Dowlad Goboleedka Loogu Sameeyay DM Iyo Shirka Hada Ka Socda Baydhabo

Dhegeystayaal waxaan shaley qadka telfoonka ku tiigsaney Suxufi C/casiis Sheekh Saalax oo sida aad ka warheysaan qoraalo badan ka qorey xaalada guud ee uu...

Wabiga Shabeele oo Ku Fatahaaday Tuulooyin Hoosyimaada Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay sheegayaan in webiga shabeelle ee mara degmada Afgooye uu fatahaad xoogan ka sameeyay...

Sicir Barar Ku Yimid Khudaarta Laga Cuno Muqdisho (Maxay Tahay Sababta)?

Waxaa sare u kac weyn uu ku yimid qaar ka mid ah noocyada khudaarta lagu iibiyo magaalada Muqdisho ee gobollada Banaadir. Qaar ka mid ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img