WARARKA

Xildhibanada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka gado oo qaadacay shirka maanta xamar ka furmey

Gobalka Gedo siyaasiyin iyo Xildhibaano kaso Jeeda oo horay u taageersanaa siyaasada dowlada ee arrimaha Jubbaland ayaa Muqdisho kulan balaaran ku yeeshay waxayna gabi...

Dhegeyso:- Reysulwasaare Saacid oo sheegey inuu kordhin doono Golaha Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Muqdisho Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in golaha wasiirada ee uu soo dhisi doono ay ka koobnaan doonaan 23 wasiir...

Dhegeyso:- Qaar ka tirsan Ciidanka Boliska ee Degmada Yaaqshiid oo lagu eedeeyey iney dhacaan shacabka

Odayasha degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ey cabasho weyn ka muujiyeen dhac ey geystaan dad ku labisan dharka ciidanka booliska ee dowlada federaalka Odayaashan ayaa wexey...

Dhegeyso:- Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Somaliya oo dhaliil usoo jeediyey Dowlada Federalka

Waxgaradka kasoo jeeda Gobalada Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa dhaliil usoo jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ayna ku eedeeyeen in Dowladda Soomaaliya ay wado labo...

Ergooyin Maanta Gaaray Magaalada Baydhabo Janaay

Sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasheena ku sugan magaalada Baydhabo Janaay, waxaa saacad ka hor gaaray magaalada Baydhabo ergo ka kala timid degmooyinka gobolka Jubbada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img