WARARKA

Reysulwasaraha Dalka Itoobiya oo sheegey in ciidamada ka joogta Dalka Somaliya ey ka mid noqon doonaan Amisom

Ra’iisul wasaaraha daka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in ciidamada dowladiisa ay ku biiri doonaan ciidamada Kenya iyo Uganda ee kamid ah howlgalka AMISOM...

War Deg Deg Ah:- Abwaan Sahal Macalin Ciise oo kol dhow ku Geeryoodey Dalka Ingiriiska Magalada London

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun waxaa kol dhaweyd dalka ingiriiska magalada london ku geeryoodey Abwaan Sahal macalin Ciise oo beryihii dambe ku xanuunsanaa dalka...

Dhegeyso:- Malaaq Shiine oo sheegey in ey Baydhabo soo gaareen Ergo ka socota Magalada Kismaanyo

Malaaq Cabdiraxmaan Shiine oo kamid ah Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa shegay in Magaalada baydhabo ay Gareen Ergooyink kasocda Dhinaca Jubbooyinka Gaar ahaan...

Masuuliyiinta Wasarada Arimaha Dibada oo Tacsi u diraya eheyladii uu ka geeryoodey Alah u naxariistee Marxuun Abdulkadir Adan cali

Ra'iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam , Wasiiru dowlaha, Wasiir kuxigeenada Wasaaradda ,Xoghayaha joogtada ,...

Reysulwasaare Saacid oo u Tacsiyeeyey dadkii ku dhintey werarkii xaley lagu qaadey Hotel Maka Al Mukarama

“Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray weerarkii argagixiso ee ay gaysteen nabadiidku Hotel Makka Al-Mukarama ee Muqdisho,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img