WARARKA

Dhegayso…2013 tagyee 2014 Maxaan rajaynaynaa?

Maxaa la saadaalinayaa sanadka cusub ee 2014 xaalada Soomaaliya hadii ay ahaan lahayd Dhanka dowlada,shabaab, siyaasada Soomaaliya, dagaalada qabiilk ah ee ka jira gobalada,...

Dhegayso…Qayb kale Kitaabka Cumdatul Axkaam

Dhegayso…Qayb kale Kitaabka Cumdatul Axkaam Sida caadada ahaydba Kitaabka waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdanuur salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wadacwa ee magaaladan Atlanta gobolka...

Ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan arimaha somaliya oo maanta la kulmey Reysulwasaraha cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana ay...

Dhegeyso:- Howlgalo laga sameeyey Degmada Buurhakaba oo lagu soo qabqabtey Burcad jid gooyo sameysatey

Guddoomiye xigeenka degmada Buurhakaba ee gobalka Bay Xuseen Maxamed Maankaalow ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ka sameeyaan deegaankaasi lagu soo qab-qabtay...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo isku raacey in la dar dar geliyo amniga dalka somaliya

Kulan xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku yeesheen xaruntooda ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed sheegay in goluhu uu ku baaqayo in la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img