WARARKA

Dhegeyso:- Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo sheegey in xiligii Dalaalka uu dhamaadey sameynta maamulkana uu gaba gabo joogo

Wareysi aad  u xiiso badan oo aan la yeelaney Gudoomiye ku xigeenka hogaannka shirkweynaha maamulka loogu sameynayo koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow oo sheegey in shirka uu maraayo qeybtii ugu dambeysey

Gudoomiyaha Gobolka Bay cabdi Adan hoosow oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in uu shirka baydhabo marayo meel aad u...

Taliska ciidanka Boliska oo maanta ka shirey sidii loo adkeyn lahaa amaanka

Kulankan oo ay isugu yimaadeen Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa looga hadalayay dar dargelinta howlaha ciidamada booliska Soomaaliyeed...

Dhegeyso:- Mucaawino la gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Magalada Baydhabo

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa markii ugu horreysay qalab kala duwan ugu deeqday isbitaalka Baydhabo, qalabka ayaa waxaa ka mid ahaa martoorrada dabka dhaliya, raajo...

Xasan Sheekh oo ka qeyb galey 44 sano guuradii Hey’ada Nabadsugida oo lagu qabtey Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img