Haweenka Baydhabo ayaa shaley banaanbax ay ku taageerayaan Ansixinta Datuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ka dhigay Magaalada Baydhabo.
Banaanbaxaan ayaa waxaa soo agaasimay...
Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed ee magalada Minneapolis ee dalka mareyka la ogeysiinayaa in ey kasoo qeyb galaan xaflad lagusoo dhaweynayo maamul goboleedka loo dhisayo...