WARARKA

Ogeysiis:- dhamaan shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya

Dhamaan shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya waxaa la ogeysiinayaa in ey ka qeyb qaataan warqad petition ah looga soo horjeedo falka ey ciidamada amisom gaar...

Dhegeyso:- Warbixin ku saabsan xaalada guud ee degmada Wanleweyn

Dhegeystayasha sharafta leh waxaan halka idiinku soo gudbineynaa warbixin ku saabsan xaalada guud ee ey ku sugan tahay degmada wanle weyn iyo sidey dadka...

Dhegeyso:- Dood dhex martey Shariif Xasan, prof Maxamed Xaaji, Prof Afyare Cabdi, C/llaahi Sheekh Ismaciil iyo C/rahman Xoosh

Dood ku saabsan federlaka iyo iney somaliya xiligan la joogo diyaar u tahay ayaa waxaa ey dhex martey profesoore iyo xildhibaano ka tirsan xukuumada...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo sheegey in hooshoda ey wadan doonan cid hor istaagi kartana eysan jirin

Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Xasan Shure ayaa Ilyaas Qalinle goordhow khadka telefoonka kula xiriiray, kana wareystay dhacdadii foosha xumeyd ee shalay...

Daawo..Banaabaxii Shaley Shacabka Baydhabo ay ku diideen Faragelinta dowlada Xasan Shiikh

Daawo bananbixii shaley looga hor yimid ciidamada amisom ee is hortaaga ku sameeyey shirkii ka dhacayey  magalada baydhaba. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Z_OlDgC_ltY] Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img