WARARKA

Daawo;- Musliminta Africada dhexe oo la isugu darey Dil iyo barakicin

In ka badan boqolaal Ilaa boqol kun oo qof dad lagu qiyaasay oo muslimiin ah, kuna noolaa caasimadda dalka Jamhuuriyada afrikada dhexe ee Bangui...

Daawo:- Mashaariic ey dowlada Imaaradka ka fulin doonto Magalada Baydhaba

Dowlada Imraadka carabta ayaa waxaa ey magalada baydhabo ka fulin doontaa mashaariic aad u badan oo ka kooban ilaa iyo afar mashruuq, In la...

Ciidamo aad u tira bara badan oo Itoobiyaan ah maanta gaarey Degmada Bardaale ee Gobolka Bay

Warar aynu ka helney degmada Bardaale ee gobolka Bay ayaa sheegaya in boqolaal ka tirsan Ciidamada AMISOM ay gaareen Degmada Bardaale , iyadoona ciidamadu...

Fiirso:- Amiin oo sawir gacmeed ka sameyey kooxda Damuljadiid

Farshashanka weyn ee Amin camir ayaa waxaa uu sawir cajiib ah ka sameeyey sida ey u shaqeyso kooxda dalmul jadiid iyo qofka ugu madaxa...

Daawo: Mexey ka yiraahdeen Shacabka magalada baydhaba shirka Maamul u sameynta konfur galbed somaliya ee 6da Gobol

Idaacada Royal tv oo ku sugan magalada baydhaba ayaa maanta waxaa ey Micrafoonka la dhex martey shacabka ku dhaqan magalada baydhaba ayagoo ey weydiinayeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img