WARARKA

Dhegeyso: Maamulka degmada marka oo soo saarey qodobo lagu xojinayo amaanka

Gudoomiyaha maamulka degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/hoose Maxamed Cismaan Cali Yariisow ayaa Warbaahinta uga warbixiyay amaro maamulka ka soo baxay oo lagu xaqiijinayo...

Daawo:- Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madobe Nunow oo fariin u direy beesha caalamka

Madaxweynaha dowlad goboleedka konfur goboleed somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo fariin u direy beesha caalamka [youtube https://www.youtube.com/watch?v=u5Hu2TmaJXs] Daafeet.Com

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Alberta oo soo dhaweysey dowlad goboleedka Koonfur galbeed somaliya

Kulan aad u balaaran oo lagu taageerayo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo madaxwaynaha lagu doortay sida xalaasha ah mudane Madoobe Nuunow  Maxamed iyo...

Dhegeyso:- Maamulka degmada Xudur oo sheegey oo ku wajahan degmada xudur si ey ula wareegaan

Guddoomiyaha Degmada Xudur ee Maamulka Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inay ku wajahan yihiin sidii ay ula wareegi lahaayeen Degmada Xudur ee Gobalka Bakool oo...

Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska gobolka Baay oo ka hadlaya is xabadeyntii shaley ka dhacaydey magalada baydhaba

Taliyaha Booliska Gobalka Baay Col Mahad ayaa ka hadlay Iska hor Imaad dhex Maray Ciidamo Booliska ah iyo kuwa Militeri ah oo Dowlada Federaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img