WARARKA

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada federalka oo deegaano hor leh kala wareegey Alshabab

Ciidamada dowladda federlka Somalia iyo kuwa dalka Itoobiya ee ka tirsan AMISOM ayaa maanta la wareegay degmooyinka Waadjir iyo Buurdhoobo oo ka kala tirsan...

Maqaal:- Fikirkii Dowlada goboleedka konfur galbeed somaliya oo rumowdey

Mahadi waxay u sugnaatay Alle S.W. Rabi ha u naxariistee ragii keenay fakarka Dowlad Goboleedka ayadoon Soomaali badana garanaynin muhiimada Dowlad Goboleedka ay leedahay...

Dhegeyso:- Barnaamij gaar ah loo loogu tala galey koonfur galbeed somaliya

Akhristayaal waxaan idin soo gudbinaynaa barnaamish aan si gaar ah kaga hadlayno arimaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya iyo weliba hambalyo loo dirayo madaxda...

Daawo:- Xaflada Qalin jebin Quraanka Kariimka ee Masjid Al Hikma

Halkan hoose ka daawo xaflada masjid al xikma. Daafeet.Com Watch live streaming video from daafeetcom at livestream.com

Daawo:- Ururka ardeyda koonfur galbeed oo soo dhaweeyey dowlad goboleedka 6da gobol

Waxaa shaley galinkii dambe magalada muqdisho lagu qabtey xaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen ururka ardeyda koonfur galbeed somaliya xafladaas oo lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img