WARARKA

Madaxweynaha koonfur galbeed oo ku dhawaaqey qaar ka mid ah wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed,ayaa goordhow ku dhawaaqay qaar kamid ah xubnaha ka mid noqonaya wasiirrada cusub ee Koonfur Galbeed. Madaxweynaha waxaa uu ku...

War deg deg ah:-Suxuufiyinta ku sugan magalada baydhabo oo looga yeerey xafiiska madaxweynaha konfur galbeed

War goor dhaweyd inaga soo gaarey magalada baydhaba ayaa sheegaya in wariyeyaasha hada looga yeeray xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed. Warar soo...

Dhegeyso:- Ergeyga african unione u qaabilsan somaliya oo ka hadley howlgalada ey ka wadaan somaliya

Ergayga Gudoomiyaha African Union u qaabilsan Somalia Danjire Mahamat saleh Annadif oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr oo ay...

Dhegeyso:-Gudomiyaha degmada marka oo ka warbixiyey Kulan maanta ka dhacay deegaanka ceel jaale

Kulan looga hadlayey amaanka degmada marka oo uu ka qeyb galey Gudoomiyaha Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Ceel Jaale...

Ogeysiis: Ku wajahan dhamaan jaaliyada Koonfur Galbeed Somaliya ee ku nool Dalka Canada

Guud ahaan jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Canada waxaa lagu waregelinayaa inay dhacayso xafladda taageerida dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya maalinta Sabtida taariduna...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img