WARARKA

Dhegeyso:-Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo sheegey in mamul kale uusan ka shaqeyn karin magalada

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa uu ka hadley maamul riyo ah ee saaka looga dhawaaqey magalada...

In honor of Mujahid Hassan Adan Keerow

For four long days, the people of SWSS in Baidoa took to the streets in their thousands protesting against the evil forces led by...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowlad goboleedka Konfur Galbeed Somaliya

Warbaahinta koonfur galbeed ayaa waxaa ey wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/fataax geeseey wareysigiina waxaa uu u...

Daawo:- Aaskii maanta loo sameeyey wiilkii ey dileen calooshood u shaqeysatada shariifka Sakiin

Aas ey kasoo qeyb galeen dhamaan bulshada reer beydhabo ayaa maanta waxaa loo sameeyey wiilkii ey dileen calooshood u shaqeysatada shariif sakiin ee nala...

Daawo:- Baroor Diiq loo sameeyey Odayaashii sida gardarada loogu laayey Buur Hakaba

Jaaliyada koonfur galbeed ee magalada Manisota ayaa habeenkii xaley waxaa ey baroordiiq u sameysey odayaal si gar daro ah loogu laayey meel aan sidaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img