WARARKA

Dhegeyso: Wareysi dhan walba taabanaya oo lala yeeshey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Madoobe Nuunow Maxamed

Wareysi aad u xiiso badan ayaa waxaa la yeeshey Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya mudane Madoobe Nuunow maxamed iska oo jooga magalada baydhaba wareysigiina waxaa...

Ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Ceel buur

Taliyaha ciidanka degmada Ceelbuur, gaashaanle Maxamed Kaahiye Carraale ayaa sheegay in 15 qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen, 28 kalena ay...

Daawo:- Farsamadii Amiin Camir iyo heestii Somaalaay ha leysla doono

Aqristayaasha sharafta lahow hadey umadi dulowdo danteedana garan weydo howlna ey ka dhigato iney ayaga is bara kiciyaan waxaa u dambeyso foolxumadan iyo sharaf...

Waxaad tiri “qabiilkeyga iyo madhabteyda ma aha ee aan dhaco, kufsado, dilo ama Soomaaliya ka qixiyo”

Maanta ma kaa dahsoon tahay oraahdii af maay-maay aheyd ee “ Isma hurtoy iniis halaytoy!” Waa hubaal inuusan eyga Kenyaatiga ah ama askariga Kenyaatiga ah...

Dab qasaare geystey oo ka dhacay suuqa magalada bayadhab

Dab khasaare nafeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo sababta dabkan kicisay ay kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img