WARARKA

Dhegeyso:- Bare Hiiraale oo sheegey in danjiraha Igad u qaabilsan arimaha somaliya Maxamed Afey iyo Axmed madobe ey isku beel yihiin

Bare Adan Shire Bare hiiraale ayaa jawaab sax ah siiyey danjiraha IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afay kaasi oo ku aadanaa in la...

Dhageyso: Xildhibaan Maxamuud Cabdi Beekos (Kismaayo Waa In Ay U Hogaansantaa Baydhabo)

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa wareysi dhinacyo badan taabana oo lala yeeshey Xildhibaan Maxamuud Cabdi Xasan Beekos oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamuud...

Dhegeyso;- Bare Hiiraale oo xukuumada ku eedeeyey iney la safteen kooxda Raaskambooni

Bare hiiraale isaga oo la hadlaya VOA waxaa uu si cad uga soo horjeestey hishiiskii uu beryahanba reysulwasare cabdi weli ka wadey magalada kismaanyo...

Beesha Xawaadle oo ku tilmaamtay Maamulka KMG ah ee Juba mid fashilmay oo aan loo dhammeyn.

Golaha Marjaca beesha Cabdi Yuuusuf oo ka tirsan beelweynta Xawaadle , kuna mideysan yihiin dhammaan Salaadiinta iyo nabadoonada ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen...

Daawo:- Golaha wasiirada koonfur galbeed oo maanta shir jaraaid ku qabtey magalada baydhaba

Golaha wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa maanta waxaa ey ku qabteen  magalada baydhaba ayagoo ka hadley arimo dhowr ah. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=dyNONfaszoA] Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img