WARARKA

Federalism in Somalia: A lip service at National and International Levels

Somalia is a nation whose population never saw a free and fair election. People were not taught national wisdom and civic education rather they...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee North America oo Tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryoodeen labada xildhibaan ee lagu diley magalada muqdisho

Jaaliyada koonfur galbeed somaliya ee qaarada north america ayaa waxaa ey tacsi tiiraanyo leh u direyaanlabadii eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryoodeen labada xildhibaan...

Golaha wasiirada oo maanta ka doodey maamul u sameynta gobolada dalka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirrada xukuumadda ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada...

Madaxweynaha dalka Burundi oo maanta kasoo degey garoonka adan cade

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxweynaha dalka Burundi, Pierre Nkurunziza oo booqasho ku tegay Muqdisho. War-saxaafadeed...

Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo maanta lagu diley degmada dharkanleey

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray C/casiis Isaaq Mursal ayaa saakay lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Rag...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img