WARARKA

Dad shacab ah oo xaley lagu laayey Deegaanka Muuri

In ka badan shan ruux oo rayid ah ayaa xalay lagu dilay deegaanka Muuri ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo dadka deegaanku ay sheegeen in...

Dhageyso: Wareysi xasaasi ah oo lala yeeshey Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa maanta waxaa tababar loogu furay dufcadii ugu horeysay ee ciidamada dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya sida uu Warbaahinta Koonfur Galbeed...

Jiido Intelllectual Organization oo Raali gelin ka bixiyey hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow

Jiido Intelllectual Organization ayaa kulan ey shaley ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ey raali gelin ka bixiyeen hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow taasoo...

Masjidka Kadiim ee Magaalada Baladxaawo oo dhismahiisa Qeybta 1aad la soo gabagabeeyey iyo Codsi (Sawir)

Masjidka Khadiim oo ah midka ugu weyn Magaalada Baladxaawo uguna khadiimsan ayaa waxay howsha dhismahiisu ay soctey mudo ka badan ilaa 9 bilood,iyadoo Xafladii...

Qarax aad u weyn oo xaley ka dhacay mid ka mid Saldhigyada boliska Kenya ee Neyroobi

Afar qof oo laba ka mid ah ay yihiin booliis ayaa ku dhintay qarax xalay ka dhacay saldhigga booliiska Pangani ee xarunta dalka Kenya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img