WARARKA

Maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaanadii laga saarey alshabab

Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa markale dib uga bilaawday degaano hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxana ka dhashay khasaaro isugu...

Dhegeyso: Qaar ka tirsan xisbiyada mucaaradka somaliland oo sheegey in maalinta berito bananbax weyn uu dhici doono

Xisbiyada Mucaaridka Ah ee maamulka somaliland ayaa maanta waxaa shir ay kaga tashanaayaan aayaha maamulka somaliland uga socdey magalada hargeysa shirkaasi oo aan weli...

Xildhibaan Jacfar oo ugu baaqay shacabka deegaanka waxbo iney guryahooda ku laabtaan

Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo katirsan barlamanka Soomaaliya, islamarkaana hoggaaminaya xoogagga xoreeyay deegaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud, ayaa ugu baaqay shacabka Waxbo inay...

Shacabka magalada muqdisho oo looga digey weeraro alshabab damacsan tahay

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan shacabka magaalada Muqdisho, iyadoo uga digtay weeraro kooxda Al-Shabaab ay la damacsan tahay goobo...

Dhegeyso: Xiisad u dhexeysa Maamulka cabdicasiis lafta gareen iyo mucraadka oo ka bilaabatey magalada baydhaba

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan xiisad u dhaxeysa maamulka uu hogaamiyaha ka yahay cabdicasiis lafta gareen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img