WARARKA

Daawo :- Hogaamiyaha beelaha Reer Gooleedka oo digniin u direy Xukuumada Federalka iyo Hogamiyaha Raskambooni

Hogaamiyaha beelaha reer goleedka ee dega gobolka Jubada hoose Ing Yarow Sharif Adam  ayaa isaga oo la hadlaya telefishinka Universal waxaa uu digniin xoog...

Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta booqdey Xarumaha Wasaaradaas

Wasiirka wasaarada garsoorka, cadaalada iyo kobcinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Xaamud ayaa waxa uu maanta booqasho indha indhayn ah kusoo...

Wasiirka Amniga Qaranka oo maanta hor tegey Barlamanka si S,uaalo loo weydiiyo

Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hortagay baarlamaanka iyadoo su’aalo laga weydiiyay arrimo ku saabsan amniga. Markii uu kulanku billowday ayuu wasiirku...

Safiirka Somaliya u fadhiyo Kenya oo maanta Muqdisho soo gaarey kadib kolkii ey Xukuumada u yeertey

Kadib markii Dowladda Soomaaliya ay u yeertay Safiirkeeda dalka Kenya, ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mohamed Ali...

A look at Somalia’s clan based federal system. Part I. By: M. Okash Sugow

Federalism is a highly decentralized form of governance which contains two or more governments: National, Regional and Local Governments. The national government holds the...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img