Ciidamada nabadsugidda dowladda Somalia ee ku sugan degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa dilay wariye ka howlgeli jiray idaacad ku taalla magaalada Kismaayo, kaddib...
Warar aynu kasoo xiganay ilo laysku halayn karo oo ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaa in Wafdigii uu hogaaminayay...