WARARKA

Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo Xilka weyn doona 48 saac gudahooda.

Shantii bishii tagtay ee May 2014 ka aan ku guda jirno ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlada...

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Xudur oo deegaanada Yeet iyo Caato u hibeeyay Ogaadeen

Gudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay kasocday qaybo ka tirsan deegaanada dhaca...

Dhegeyso:- Howlgalo Saaka ey Ciidamo Amisom iyo Kuwa Dowlada ka wadaan Magalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo culus waxa ay ka wadaan xaafado ku teedsan wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Qof kamid...

Dhegayso..Hawiye oo sheeganaya inuu xaq ka maqan yahay Xili ay Soomaalida oo dhan xaqeedii uu lunsaday.

Odoyaasha iyo Siyaasiyiinta Hawiye oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inaysan suurta gal ahayn in dowladu ay kordaganaato hal beel sidoo kalana...

Dhegayso…Maxamed Cabdi Kaliil”Waa in meel lasaaraa dhiigii nalaga daadiyay”

Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajir ayaa wuxuu ka hadlay dadaalada nabadeed ee haatan ka socda degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img