WARARKA

Alshabab oo Mar Kale Qarax ku Dhufatey Kenya Dad Badana ey ku Dhinteen

Weerar ey maanta Alshabab ku qaadey deegaano ka tirsan tuulada Mapenya oo ka tirsan Mpeketoni ayaa waxaa ku dhintey in ka badan 15 ruux. Wasiirka...

Daawo:- Sheekh Nuur Baaruud oo Xaley Runta U sheegey Madaxweyne Xasan Sheekh

Shiikh Nuur Baaruud oo ka mid ah sheekhyada caanka ayaa xaley waxaa uu runta ugu sheegey barnaamijka dood wadaag oo uu ka qeyb galaayey...

Dhegeyso:- Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Kasoo Horjeestey Ciidamada Lagu Soo Daad Gureynayo Gobolka

Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose C/laahi Muuse Abukar ayaa si cad uga soo horjeestey qaabka ey nabadeyna dowladu uga wado gobolka shabeelaha gaar...

Dhegeyso:- Axmed Diiriye oo u Dhaaranaya Beelweynta Biyamaal

Afhayeenka beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay dagaalada gobalka Shabeellaha Hoose ka jira isaga oo la saftay beesha uu ka soo jeedo. Waxa...

Dhegeyso:-Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi Xasasi ah La Yeelatey Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame

Warbaahinta koonfur galbeed ayaa kol dhaweyd waxaa ey wareysi la yeelatey Suldaanka beesha jiido suldaan Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim, Suldaanka ayaa waxaa uu ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img