WARARKA

In ka badan 18 Ruux oo Xaley lagu Diley Magaalada Lamu ee Dalka Kenya

Dad gaaraya 18 Ruux ayaa xaley lagu diley magaalada dhanka xeebta ku taala ee Lamu, halkaasi oo Alshabaab bishii lasoo dhaafay ay ku dileen...

Laba Ka Tirsan Ciidanka Ilaaliya Wadooyinka Oo Maanta Lagu Toogtey Degmada Waaberi

Kooxo hubeysan oo watay gaari kuwa raaxada ah ayaa maanta ku toogtay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir laba askari oo ka tirsan ciidamada ilaalada...

Qarax Maanta Ka Dhacay Meel Ku Dhow Xarunta Baarlamaanka

Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacaymeel aan sidaas uga fogeyn Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, halkaasi oo maanta ay ku shirayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Qiiq madoow...

Xubnaha Golaha Amaanka Oo Cambaareeyey Dilkii Loo Geystey Xildhibaan Maxamed Maxamud Xeyd

Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si xoogan u cambaareeyay dilkii xildhibaan, Maxamed Maxamuud Xayd oo Khamiis shalay ahayd loogu geystay Muqdisho, dilkaas...

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Aan Beelaha Hawiye Laga Qaadi Karin Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ey Ayagu Leeyihiin

Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka hadley arimaha gobolka shabeelha hoose ayaa sheegey in gobolka shabeelha hoose uu yahay gobol ey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img