WARARKA

Daawo Arooskii Dunida ugu Yaabka Badanaa

Dalka south africa ayaa waxa alagu lagu qabtey arooskii dunida ugu yaabka badnaa kaasoo uu dhex marey wiil 9 jir ah iyo haweeney 63...

Gacan Ku Dhiiglayaashii Diley Nafiso Cusmaan Salaad Oo Maanta Xukun Dil Ah Lagu Fuliyey

Fagaaraha Iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa lagu toogtay labo ruux oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil Magaalada muqdisho loogu geystay...

Xog: Garyaqaano Reer Sh.Hoose Ah Oo Ku Hawlan Dacwad Caalami Ah Oo Ka Dhan Ah…

Waxaa soo baxaya warar xasaasi ah kuwaas oo daboolka ka qaadaya qorshe aad muhiim u ah oo ay ku hawlan yihin garyaqaano iyo waxgarad...

Dhegayso..Gudoomiye kuxigeenka Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Nabad ku baryootamaya

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca dhaqaalaha ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdifataax Xaaji Cabdule Yuusuf ayaa markii ugu horeeyay waxa uu kasoo dhex muuqday warbaahinta maxaliga ah...

Dhageyso Calaacalka Imaamka Habargidir Kadib Markii Maleeshiyo Badan Looga Dilay Dagaalkii Shalay Ee Buushka

Imaamka Habargidir Khalif Rooble ayaa eedeymo aan la garaneyn meel ay u socdaan u jeediyay Ciidamada Ugandha ee ku sugan Sh.Hoose kadib markii ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img