WARARKA

Baydhabo oo maanta kusoo fool leh Geeseey iyo kooxdiisa.

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in caawa labada magaalo uu ka kala socdo diyaargaraw iska soo horjeeda oo...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

---Maxkamada ciidanka oo maanta dil ku fulisay sadax nin oo Al-Shabaab ah ---Qarax ay Haween ku dhinteen kuna dhaawacmeen oo ka dhacay Muqdisho ---Soomaaliya oo looga...

Dhegayso..Wax ka ogow sababta ka danbaysa sameynta maamul goboleedada!

Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay ku mashquulsanayd samaynta maamul goboleedyada dalka,Waxayna samaysay ilaa iyo hada sedex maamul goboleed iyadoo...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Qisaasta Tuuganimada)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Dhegayso..Boqolaal Qoys oo ku Barakacay Dagaalo ka dhacay deegaano hoos taga Garbahaarey

ku dhowaad ilaa 300 oo Qoys ayaa la sheegayaa in ay ku barakaceen Dagaalo bishii la soo dhaafey ka dhacay Tuulada Reysqode oo Garbahaarey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img